Siyaasiga C/qaadir Jaahweyn oo ku dhawaaqay inuu u sharaxan yahay Madaxweynaha Somalia

Wasiirkii hore ee Warfaafinta , Boostadda & Isgaarsiinta Soomaaliya Mudane C/qaadir Xussen Maxamed “Jaahweyn) ayaa maanta ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya.   Mudane C/qaadir Xussen Maxamed (Jaahweyn) oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in uu u taagan yahay qabashada xilka ugu sareeya dalka ee Madaxweynaha, … Continue reading Siyaasiga C/qaadir Jaahweyn oo ku dhawaaqay inuu u sharaxan yahay Madaxweynaha Somalia